Sheekh Riimi Channel
Sheekh Riimi Channel
  • Видео 1 134
  • Просмотров 14 448 397

Видео

SABABTA AY SUURATUL BAQARA AY WAX KUUGU TARI LA,DAHAY WAATAN
Просмотров 2 тыс.17 часов назад
#sheekh #riimi #channelsubscribe
10 RIYO OO BOQOL QOF IN KABADAN SOO CODSATEY WAAYO DAD BADAN AYAA KU RIYOODA
Просмотров 2,3 тыс.2 часа назад
#sheekh #riimi #channelsubscribe
6 ARIMOOD QOFKII LAAZIMA INTA UU NOOLYAHAY CID SIXRI KARTAA MAJIRTO QOFKII SIXRANNA WAA KA BOGSANA
Просмотров 2,1 тыс.7 часов назад
#sheekh #riimi #channelsubscribe
3 SUURADOOD OO LA AQRINAAYO 3 WAQTI OO ALLE ALBAABO BADAN KUUGU FURAAYO
Просмотров 2,5 тыс.7 часов назад
#sheekh #riimi #channelsubscribe
3 Suuradood Oo Aad Ku Ogaaneysid Cadowga Kuu Dhow iyo Midka Kaa Dheer Waliba Mudo Dhow
Просмотров 3,1 тыс.9 часов назад
#sheekh #riimi #channelsubscribe
AAYAD SIDII MAGNATKA QOFKASTA KUUGU SOO JIIDEYSA WARKAAGANA AY OGOLAANAYAAN KUNA JECLAANAYAAN ..
Просмотров 4,4 тыс.14 часов назад
#sheekh #riimi #channelsubscribe
HAL SUURAT OO KAAFISA AH DIKRI KASTANA KAAGA FILAN FAL CELINTEEDUNA DEG DEG AH
Просмотров 3,2 тыс.19 часов назад
#sheekh #riimi #channelsubscribe
JINKA MAALKA GURIGA KUUGU JIRO MAXADIKARAA? ARIN QURBAHA KADHACDEY OO YAAB LEH
Просмотров 2,7 тыс.День назад
#sheekh #riimi #channelsubscribe
Hal Suurad Aqriso Salaada Subax Gadashed Mudo 40 Beri Kadib Fiiri Sida Alle Noloshaada U Badalo
Просмотров 5 тыс.14 дней назад
#sheekh #riimi #channelsubscribe
Masjidkii Waa Labilaabay Qof Iimaan Leh Ayuu Sugaayaa Waana Adiga Ka Qeyqado Siina Fafi gey melkasta
Просмотров 57121 день назад
#sheekh #riimi #channelsubscribe
Suuratu Baqara iyo Nin Qiso Cajiib ah Oo Dhab Ah Dhaxmartey Oo Waligaa Xitaa Mel Kale Aadan Ka Mqlin
Просмотров 6 тыс.21 день назад
#sheekh #riimi #channelsubscribe
Qeyta 3 xad Qofka Aqrinaaya Suuratul Baqara Kadibna U Shaqeysey Calaamadaha Uu Arko Oo Bishara Ah
Просмотров 4,3 тыс.28 дней назад
Qeyta 3 xad Qofka Aqrinaaya Suuratul Baqara Kadibna U Shaqeysey Calaamadaha Uu Arko Oo Bishara Ah
DADKA BILAABAY SUURATUL BAQARA OO AY U SHAQEYSAY CALAAMADAHA AY KU ARKAAN JIRKOODA PART ( 2 )
Просмотров 4,9 тыс.Месяц назад
DADKA BILAABAY SUURATUL BAQARA OO AY U SHAQEYSAY CALAAMADAHA AY KU ARKAAN JIRKOODA PART ( 2 )
QOFKA AY U SHAQEYSAY SUURATUL BAQARA WAXAA LAGU GARAN KARAA CALAAMADAHAN AYAA KA SOO MUUQANAAYO
Просмотров 8 тыс.Месяц назад
QOFKA AY U SHAQEYSAY SUURATUL BAQARA WAXAA LAGU GARAN KARAA CALAAMADAHAN AYAA KA SOO MUUQANAAYO
HAL SUURAD OO DAWO U AH DADKA SHIIRKOODA AADKA U SOO SHIIRA OO XITAA IYAGA IS DHIBSADA
Просмотров 2,9 тыс.Месяц назад
HAL SUURAD OO DAWO U AH DADKA SHIIRKOODA AADKA U SOO SHIIRA OO XITAA IYAGA IS DHIBSADA
REER SUURATUL BAQARA BISHAARO AYAAN IDIN WADAA WELIGIINA MAJOOJIN DOONTAAN BAQARA DAAWO VEDIOGAN
Просмотров 10 тыс.Месяц назад
REER SUURATUL BAQARA BISHAARO AYAAN IDIN WADAA WELIGIINA MAJOOJIN DOONTAAN BAQARA DAAWO VEDIOGAN
MAANTA OO UDXIYADII REER QURBAHA OO SI GARBO SIMAN LOOQEYBIYEY ALLAAHU AKBAR WALILAHIL XAMDU
Просмотров 1,4 тыс.Месяц назад
MAANTA OO UDXIYADII REER QURBAHA OO SI GARBO SIMAN LOOQEYBIYEY ALLAAHU AKBAR WALILAHIL XAMDU
Deg Deg : Dadka Qurbaha Ku Nol Hadii Qaabkan Lagugu Udxiyeeyo Ogow Ma Ahan Mid Jirta Oo Ka Ansaxeyso
Просмотров 1,4 тыс.Месяц назад
Deg Deg : Dadka Qurbaha Ku Nol Hadii Qaabkan Lagugu Udxiyeeyo Ogow Ma Ahan Mid Jirta Oo Ka Ansaxeyso
7 Camal Samey Beri Waxaad Weysaned in Mudo Ah Ayaat Heleysaa inta Ay Qoraxdu Dhicin Waa Hubaal
Просмотров 6 тыс.Месяц назад
7 Camal Samey Beri Waxaad Weysaned in Mudo Ah Ayaat Heleysaa inta Ay Qoraxdu Dhicin Waa Hubaal
Riyooyin Meel Kale Aadan Ka Heleynin Waligaa Fasirka Carshiga Kursiga iyo Looxul Maxfuudka Riyadoda
Просмотров 1,7 тыс.Месяц назад
Riyooyin Meel Kale Aadan Ka Heleynin Waligaa Fasirka Carshiga Kursiga iyo Looxul Maxfuudka Riyadoda
QISADEYDA CAJIIBKA EHEED DHAMAAFKEEDA PART ( 3 )
Просмотров 2,2 тыс.Месяц назад
QISADEYDA CAJIIBKA EHEED DHAMAAFKEEDA PART ( 3 )
QISADEYDA CAJIIBKA EHEED PART ( 2 )
Просмотров 2,3 тыс.Месяц назад
QISADEYDA CAJIIBKA EHEED PART ( 2 )
3 DIKRI O DEENTI AAN KU GUDI WAAYEY HAL SANO IGAGA GUDEY 10 MAALMO GUDEHET WAA QISADEYDA YABKA LEHED
Просмотров 3,6 тыс.Месяц назад
3 DIKRI O DEENTI AAN KU GUDI WAAYEY HAL SANO IGAGA GUDEY 10 MAALMO GUDEHET WAA QISADEYDA YABKA LEHED
FADLAN NAGALA QEYB QAADO UDXIYADA BISHA CAARAFO EE BARAKEYSAN HADA AYAD NOSHAHAY EE WAX KU DARSO
Просмотров 588Месяц назад
FADLAN NAGALA QEYB QAADO UDXIYADA BISHA CAARAFO EE BARAKEYSAN HADA AYAD NOSHAHAY EE WAX KU DARSO
DIKR SHAN KALIMO KA KOOBAN OO BISHAN CARAFO HADII KU WARDISID ALLE WAXAD WEY DIISATEY KU SIINAAYO
Просмотров 5 тыс.Месяц назад
DIKR SHAN KALIMO KA KOOBAN OO BISHAN CARAFO HADII KU WARDISID ALLE WAXAD WEY DIISATEY KU SIINAAYO
HAL DIKRI OO LAGU HELAAYO GUUR WACAN GURI WACAN IYO WALIBA SHAQO WACAN OO DAMAANAT BUUXDA LEH
Просмотров 6 тыс.Месяц назад
HAL DIKRI OO LAGU HELAAYO GUUR WACAN GURI WACAN IYO WALIBA SHAQO WACAN OO DAMAANAT BUUXDA LEH
FALCELIN LAGA SOO BIXIYEY WAZIIRKA IYO BAABA JEEY WAXA UU SAMEEYEY DIINTA MAXEY KA QABTA
Просмотров 2 тыс.Месяц назад
FALCELIN LAGA SOO BIXIYEY WAZIIRKA IYO BAABA JEEY WAXA UU SAMEEYEY DIINTA MAXEY KA QABTA
Qof Naafo Ah Ayaa Waayey Cid U Guurisa Balse Markuu Dikrigan Uu Ku Cel Celiyey Wax Weyn Aya Dhcy
Просмотров 3,7 тыс.Месяц назад
Qof Naafo Ah Ayaa Waayey Cid U Guurisa Balse Markuu Dikrigan Uu Ku Cel Celiyey Wax Weyn Aya Dhcy
Qeybti 2 Bad Dikrigii Uu Adeeksadey Cabitaanlihi Kadibna Looga Shakiyey in Uu Sixray Xaaskiis ....
Просмотров 4,1 тыс.Месяц назад
Qeybti 2 Bad Dikrigii Uu Adeeksadey Cabitaanlihi Kadibna Looga Shakiyey in Uu Sixray Xaaskiis ....

Комментарии

  • @CabdibYare
    @CabdibYare 10 минут назад

    Aiming yarabi❤❤❤

  • @ismahaan2374
    @ismahaan2374 Час назад

    Masha allah ilaahay garabkaga hagalo

  • @Asheikh36
    @Asheikh36 Час назад

    Asc numberka lagusoshubaayo lacagta halkaan kuso qora

  • @SucdiMaxamuud-io6bm
    @SucdiMaxamuud-io6bm Час назад

    Shikhow waxan ku riyoday labo nin o mid sarifle yahay qasnad wayn haysto lacag ka xudo midna agtaganyahay ayan uimaday kadibna lacag 300 dollr ah ayuu isiyay kadibna wan la siijogay o kama tagin markas ayuuu 300 oo kale isiyay shikh iso jawab insha allaah

  • @aminamukter3720
    @aminamukter3720 Час назад

    Asc sheikh waxan kuriyoday aniga iyo ciyalkeyga iyo xawkeyga oo nolol quruxbadhn galnay wiil kalina dalay hda uur. Malihe marka ifasir plz

  • @bilanali7417
    @bilanali7417 2 часа назад

    Mashallah Mashallah Mashallah

  • @AmirMohamed-nr9vr
    @AmirMohamed-nr9vr 2 часа назад

    Mashallah Sheikh ❤

  • @roodacilmi624
    @roodacilmi624 3 часа назад

    Shekh danbankuleyahay xagankahela

  • @user-lf9qj3jq7b
    @user-lf9qj3jq7b 3 часа назад

    scw❤

  • @Cadalad12
    @Cadalad12 3 часа назад

    Aniga wan wada aqirta surah baqra marka hore an bilaway waxkasto waxey ahaye okey mucjisoyin wan arki jiray lakin markan siiwaday cules ayan daremay dhanka risqiga iyo shaqada Allah shaqada no barakey

    • @SaaraXasan
      @SaaraXasan 3 часа назад

      @@Cadalad12 wad wekushaqenosa I.a

  • @hodanabdirisaq2629
    @hodanabdirisaq2629 3 часа назад

    Aaaaamiin yaaa allaaaaaah

  • @halimoab1221
    @halimoab1221 4 часа назад

    MashAllah sheekh shukran

  • @Kmn3214
    @Kmn3214 4 часа назад

    Waxan idiin sheegin hadii aad youtube ama tiktok wax xun ka daawatid sida qabyaalad denbi aad comment ka bixisid waxba kuma tarayo quranka waayo dhan xumaan bad ka wadaa dhana khayr baa rabtaaaaaa jooji waxaas oo dhan

  • @NasroAdanAhmed
    @NasroAdanAhmed 4 часа назад

    Tii joogtay qaati ka joogtaa asaad mid 3daxaad ku dar aaaa shiikhow see wax yeeshay

  • @NasroAdanAhmed
    @NasroAdanAhmed 4 часа назад

    😂😂😂😂

  • @ayaanburhan5966
    @ayaanburhan5966 5 часов назад

    جزاك الله الجنه

  • @Beingme541
    @Beingme541 5 часов назад

    Gabar walshey maskaxdeda daldalanto maba amuste ledahay wena aqrisata Wa xanun in la aqbalayo Ilah og niyad ahan lo aqrista aydana maskaxdi hadleso oo shekeyneyso

  • @user-ck2ng1tv5x
    @user-ck2ng1tv5x 5 часов назад

    Jasakallaahu khayran

  • @XasanmaxamedAadan-m3o
    @XasanmaxamedAadan-m3o 7 часов назад

    Aamiin yarabi😢

  • @AbdalaAbdi-t3v
    @AbdalaAbdi-t3v 9 часов назад

    Mansha alah

  • @user-ql9tw3om7h
    @user-ql9tw3om7h 9 часов назад

    masha allah

  • @halimahassan-pd2fq
    @halimahassan-pd2fq 10 часов назад

    amiin yaarabi

  • @AnnoyedLock-ig8sj
    @AnnoyedLock-ig8sj 11 часов назад

    masha allh ❤❤

  • @user-tm2vb9eo7w
    @user-tm2vb9eo7w 12 часов назад

    أللهم امين يارب العالمين جزاك الله خيرا وبارك الله فيك يا طيب حفظك الله و طال عمرك يارب العالمين ماشاء الله لاقوة الا بالله لا اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين سبحان الله العظيم و بحمده الحمدلله على نعمة الإسلام جزاك الله خير الجزاء

  • @SahraCabdulqadir-jn2fu
    @SahraCabdulqadir-jn2fu 13 часов назад

    Inshaa allaaah shekh aad baa umahadsanthy jasaakalaahu khayr

  • @asliahmed4844
    @asliahmed4844 14 часов назад

    Ilaahoow naga aqbal inaan ku faaiidno waa akhristaa barakadeedoo dhana niyaystaa runtii 😢 Slc mahadsanid ❤❤❤

  • @MaryanAadam
    @MaryanAadam 15 часов назад

    Sheekh riyadaan maa iifasirtid waxan ku riyooday anigo dalka ruushka tagay o gabdha ila socda o an kawalwalaayo ilmaheyga an kasootagay o gabdhihii ila socday la subcinaayaan walaashey oo laxanuunsan waswaaska cibaadada mudo 4sano ah kadib gabdhihii ey walaashey ey warey sanaayaan xaaladeeda o dhahaayaan adi maxa kugu dhacay ayadana ey dheheyso maxaa was waas ayaa ihaayey kadib hurdada kasoobooday xili suzuura ayey eheed allaan kugu dhaar ahee sheekh ii soo fasir marar badan ayaan kugu soo celceliyey waa codsi 😢😢😢😢 اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد

  • @hodoadammohammed6002
    @hodoadammohammed6002 16 часов назад

    Asc sh Riimi plz Riyadan iisoo fasir ninkeyga wuxuu ku Riyooday asagoo kaligiis ciyaalki heysto oola dhahaayo naagtaas mar hore ayey dhimatay marka naag ilmaha kuuheyso aan kuugu darno

  • @user-pf7do4gs8e
    @user-pf7do4gs8e 16 часов назад

    Asc shiek waxan ku riyote anigo ila so doonanayo oo wilka an jecel hoyoo iyo walashe ii dehayan wilkan iska daf aniga wilka wan jecel plz iso fasir plz shiek

  • @user-pf7do4gs8e
    @user-pf7do4gs8e 16 часов назад

    Asc shiek waxan ku riyote anigo ila so doonanayo oo wilka an jecel hoyoo iyo walashe ii dehayan wilkan iska daf aniga wilka wan jecel plz iso fasir plz shiek

  • @Kowthar-ph8ky
    @Kowthar-ph8ky 17 часов назад

    Masha allah tabaraka llah

  • @SaaraXasan
    @SaaraXasan 17 часов назад

    Sheikh marka salatu leyl usokaca aqrista lkn hurda ka aqrinkarin wa hurdona😢

    • @kowtharmusa2995
      @kowtharmusa2995 12 часов назад

      Wll waxas wa shaydan ku diidayo inad akhrisee wll intadba bilaawin so weseso wlhi waxad arki gor ad dhamesay marka ku dadaal wesada 🥰💯🙏

    • @SaaraXasan
      @SaaraXasan 10 часов назад

      @@kowtharmusa2995 aby wa weseesta 2rakaca dukada kdip aqrista lkn hurdo meel aan ogeyn ka imaneso baryahn danbe wabajojiyy wahsi le malinba mlint ku xigta isleyhy bilaw

    • @RayanAbdiamra
      @RayanAbdiamra 5 часов назад

      ​@@SaaraXasanhurdada Ade ma ahan wll waa xanunka ha hurdin so jeed ila ad ka guleysato walashey❤😂

    • @FarhiyaAbdille
      @FarhiyaAbdille 5 часов назад

      Abaayo waa marka ugu horeysa anaa saas ahaa mudo markaan waday ayey iga tagtay wllhi wey iishaqeysay mido ayaan wada alhamdulillah

    • @Cadalad12
      @Cadalad12 4 часа назад

      waxad aqrisata birabi nas markad darento hurdo ku celceli al ladi yuwiswisu fii saduru nas

  • @user-kc1dq7nh3t
    @user-kc1dq7nh3t 17 часов назад

    Alxm

  • @user-kc1dq7nh3t
    @user-kc1dq7nh3t 17 часов назад

    Adkaar kasta oon akhristana iguma daayo ila ilahay waxa uu igaga celiya markan akhristo suradul baqrah

  • @maryama7918
    @maryama7918 17 часов назад

    Asc sheikhow wxn ku riyooday anoo laba cunug oo mataano ah dhalaayo 3 maalin kadib ninkeyga ku riyoday anoo dibada aadaaya asaga iyo ilmahana ka tegaaya iisoo fasir sheikhow allaha ku xifdiyee

  • @user-kc1dq7nh3t
    @user-kc1dq7nh3t 17 часов назад

    Ani way ii tarta alxm hadad akhrisan jini iidiloyo hurdada

  • @JALABAAS
    @JALABAAS 18 часов назад

    ❤❤❤❤❤Saw

  • @yasir.shafii299
    @yasir.shafii299 18 часов назад

    Shekh waxan kuriyoodax gabar an dariisnahay iyaado irbaad igu mudaaysaa isoo sheeg

  • @FardowsaXuseen-jy4zz
    @FardowsaXuseen-jy4zz 19 часов назад

    Asc shee waxaa kuriyooday anigoo dameer xanuunsan ibursanaayo habeenki labaadna waxaa kuriyooday dameerki akigoo dilaayo

  • @Sihaam798
    @Sihaam798 19 часов назад

    Shiiqow waxa igu Soo noq noqota riyada hoyaday anoo LA joga mar anigoo cawinayo mar anigoo hamsiinayo faraxsan ifasir shiiq

  • @JALABAAS
    @JALABAAS 19 часов назад

    ❤❤❤❤Saw

  • @JALABAAS
    @JALABAAS 20 часов назад

    ❤❤❤❤❤❤❤Saw

  • @mariyadhabaney7208
    @mariyadhabaney7208 21 час назад

    الهم صلي وسلم وبارك على نبينا محمد

  • @AbdullahiDakaneKalbale
    @AbdullahiDakaneKalbale 21 час назад

    اللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّدﷺ❤🥰ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ

  • @inamohamed2334
    @inamohamed2334 21 час назад

    sheikh wax isoshegtaa waxan kuriyoday anigoo goos iga maqan iso baxaayo

  • @Samaryusufkahin26
    @Samaryusufkahin26 23 часа назад

    Ii soojawaab sheekh 😢alh hakuxifdiyo

  • @Samaryusufkahin26
    @Samaryusufkahin26 23 часа назад

    Sheekh anigana wxn kuriyooday awoowgay oo dhinty anoonan dhalan kahor ayn albabkeena kafuray markan arky wn iskuduubay wna kuooyey waxaana kuiri awoowo mxd noogu imn wayday markaas ayuu ooyintii iga masaxy wuxuuna iidhiibay lacgta soomaliland oo bdn markaas ayuu igu yiri awoowo haooyin wxuu igu yiri inshaa allh wan kulkynaa in yr kadib marksna wuu igtgy xitaa wuxuu diidy inuu soosalaamo dadka guriga joogy wuxuna gashnaa suudh madow iyo cadar udgoon ayuu mrsanaa

  • @kalifmohamud5258
    @kalifmohamud5258 День назад

    Asc sheikh wxn ahay nin reerleh waxaana xalay kuriyooday gabadh iyo hooyadeed oo cadar iiwada marinhaya waliba gacanta Wxa Kle oon kuwaydiiyay oon rabaa inaad iigasoo jawaabto markasta oon kuriyoodo riyo xun ama mid fcn wxa riyadayda kudhexjirta salaad ano tukanhaya ama waysaysanhaya wax salad uun kusaabsan fadlan iiso jawaab

  • @CabdinaasirXusein
    @CabdinaasirXusein День назад

    Waxaakashee geesaa xawqalada kahadal shiiq riimi

  • @CabdinaasirXusein
    @CabdinaasirXusein День назад

    Shiiq riimi ilaahay janada hagugeeyo